Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la soo saarey

Mogadisho  –January 21 -2020—Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka kooban 13 Xubnood ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Laamaha Ammaanka Dhuusamareeb oo heegan la geliyey

Mogadisho  –January 21 -2020—Ciidamada Booliska iyo kuwa Nabadsugida ee ku sugan Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Trump oo doonaya in si deg deg ah loogu dambi waayo

Mogadisho  –January 21 -2020—Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu Isniintii diiday dacwadaha xil-ka-xayuubin ee ay kusoo rogeen Dimqoraadiga,…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Kheyre oo taliyeyaasha Ciidamada amrey sugida Amniga Shaqaalaha Turkiga

Mogadisho  –January 21 -2020—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska oo sheegay in la helay Gabadhii Amaal Nuur ee maqneyd

Mogadisho  –January 21 -2020—Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay heleen Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqnayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo ka ambabaxay Magaalada Boosaaso

Mogadisho  –January 21 -2020—Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, ka sagootiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlusunna oo ka hortimid Xubnaha Maanta lagu doortey Dhuusamareeb

Mogadisho  –January 21 -2020—Xildhibaanada Ahlusunna ee uu jira Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ay Maanta sicad uga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug oo Guddoon doortey

Mogadisho  –January 21 -2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

Mogadisho  –January 19 -2020—Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda UNDP

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta oo Axad…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey

Mogadisho  –January 19 -2020—Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga KMG ah ee Sharciga doorashooyinka oo kulan deg deg ah u socdo

Mogadisho  –January 19 -2020—Waxaa Maanta oo Axad ah Guddiga ku-meel gaarka ah ee ka Baaraandeggidda Hindise-sharciyeedka Doorashooyinka…