Category: WARARKA MAANTA
SAWIRO:-Araaji qabashada musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo bilaabatey
Mogadisho –January 15, 2020—Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta ka guddoomey Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka…
Soomaaliland oo toogasho ku fulisey Lix Ruux (Akhriso sababta)
Mogadisho –January 15, 2020—Soomaaliland ayaa Maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisey lix ruux oo…
Soomaaliland oo la wareegtay deegaan ay ku sugnaayeen Ciidamada Puntland
Mogadisho –January 15, 2020—Wararka Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso deegaanka Boocame ee gobolka Sool…
Maamulka Magalada Gaalkacyo oo u digey Xaaf
Mogadisho –January 15, 2020—Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa kasoo horjeestay Warqad xalay kasoo baxday Madaweynaha Galmudug…
Kenya oo adkeyneysa amniga Macalimiinta,kadib weerarkii Al-Shabaab
Mogadisho –January 15, 2020—Maalmihii la soo dhaafay waxaa Macalimiinta aan u dhalan deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi…
Xildhibaan Fiqi “Maamulo is diidan ayaa ka dhismaya Galmudug”
Mogadisho –January 15, 2020—Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisu tahay…
Mareykanka iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixanaya
Mogadisho –January 15, 2020—Labada waddan ee ugu dhaqaalaha badan caalamka ee kala ah Mareykanka iyo Shiinaha, ayaa…
Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey
Mogadisho –January 14, 2020—Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa…
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey
Mogadisho –January 14, 2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cumaan oo…
Janeraal Tuuryare oo farriin u direy Madaxda Dowladda
Mogadisho –January 14, 2020—Janeraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare taliyihii hore ee Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya xilligii dowladii Madaxweyne Xasan…
Xubnihii ugu horeeyey ee Golaha deegaanka Diinsoor oo la doortey
Mogadisho –January 14, 2020—Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay waxaa Maanta sirasmi ah kaga bilaawday dhismaha Golaha deegaanka…
Shirkadda DP World oo ka guuleysatay Jabuuti
Mogadisho –January 14, 2020—Shirkadda DP World ee laga leeyahay wadanka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa dowladda Jabuuti uga…