Category: WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyey ee wadahadallada Iiraan iyo Sacuudi Carabiya
isniin: December 19, 2022 Wadahadalladii ay dhex-dhexaadineysay Ciraaq ee u dhaxeeyey Iiraan iyo Sacuudi Carabiya ayaa hakaday,…
Agaasimaha Hay’dda NISA oo gaaray Magaalada Doolow ee Gobolka Gedow
Wafdi uu Hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonaka Qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray Magaalada…
Kaaliye Madaxweynaha Ukraine oo xaqiijiyey inay Ciiddanka Ukraine ku dhaqaaqeen Isku-day Dil Taliyaha Guud ee Milliteriga Raashiya
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Alexey Arestovich oo Kaaliye Sare u ah Madaxweynaha dalka Ukraine, Vladimir Zelenskyy ayaa…
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Uganda Al-Shabaab oo ka dhay degmada Qoryooley
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Wararka aan ka helayno gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in degmada Qoryooley ee…
Dhacdooyinkii laga diiwaan galiyay Koobka Adduunka ee lagu soo gabagabeeyay Dalka Qatar
Waxa Xalay Dalka Qatar lagu soo gabagabeeyay dhacdada kubad cagta ugu weyna Adduunka ee loo yaqaan Koobka…
Gen. Odawaa: Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan waxa laga gaaray guulo aad u waaweyn!
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage oo wareysi siiyay warbaahinta ku hadasha afka dowladda aayaa…
Muxuu salka ku hayaa isdiidooyinka Siyaasadeed ee ka taagan DG koonfur Galbeed?
Waxaa maanta ku eg muddo xileedka dastuuriga ee Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), kaas oo afar sano…
Madaxweyne Laftagareen oo cafis u fidiyey qaar kamid ah maxaabistii ku jirtay xabsiga Baydhaba
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne…
Wasiirada HirShabeelle oo ansixiyey miisaaniyadda 2023-ka, kana hadlay dagaalka Khawaarijta
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay shirka golaha wasiiradiisa, waxaana…
Duqa Muqdisho oo faray maamulada degmooyinka qeybta Waliyow Cadde xoojinta amniga
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa…
6-da laacib ee baalasha dahabka ah lagu qoray ee qarankooda u qaaday Koobka Adduunka?
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Argentina ayaa wajihi doonta France ciyaarta finalka koobka aduunka ee galabta, iyadoo Lionel…
Dowlad-goboleedka Jubbaland oo ka hadashay xiisada siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo
Isniin: DECEMBER 19, 2022 Dowlad-goboleedka Jubbaland oo ka hadashay xiisada siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo ayaa…