Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Rag weeraray Saldhiga Baladweyne oo la baadi goobayo

Muqdisho | QOL August 08, 2019 —Barqanimadii shalay ayaa rag hubeysan oo tiradooda lagu sheegay ilaa laba…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Cusub ee AFRICOM oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho | QOL August 08, 2019 —Shalay waxaa Magalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha cusub ee Ciidanka Mareykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:-Halka ay ku dambeysay cunaqabateyntii la saaray Jawad Zarif?

Muqdisho | QOL August 08, 2019 —Hal toddobaad ka dib markii Maraykanku uu cunaqabateyn saaray Wasiirka Arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:-Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay saddex maalmood

Muqdisho | QOL August 08, 2019 —Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

In Somalia, ‘good news does not sell’

The capture of Kismayu port and pacification of previously unruly areas is lost in the heat of…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Somalia oo farriin mahad celin ah u dirtay Soomaaliland

Muqdisho | QOL August 06,, 2019 —Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Somalia

Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Wakiilka IGAD oo la kulmay Xildhibaannada Federaalka ee laga soo doortay Jubbaland

Muqdisho | QOL August 06,, 2019 —Wafdi kasocda Urur Goboleedka IGAD oo maalmahaan ku sugan Magaalada Kismaayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano ka baxay kulankii Maanta ee Golaha Wakiilada Soomaaliland

Muqdisho | QOL August 06,, 2019 —Magalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Golaha Wakiilada…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar Baangado loo adeegsadey oo ka dhacay Magalada Mombasa

Muqdisho | QOL August 06,, 2019 —Kooxo Burcad ah ayaa la sheegay inay weerartay Goob ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Nin u dhashay dalka Ingiriiska

Muqdisho | QOL August 06,, 2019 —Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore Zimbabwe oo xaaladiisa liidato

Muqdisho | QOL August 06,, 2019 —Xaaladda Caafimaad ee madaxweynihii hore ee dalka Simbabwe Ropert Mogabe ayaa…