Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ee maanta oo baaqday

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Gudoonka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu baaqday…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay Shirkaddo Shidaal baaris ah

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaari ciidan oo uu leeyahay madaxweyne kuxigeenka Puntland oo lala goostay

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya ( Qabanqaabada Munaasabadda)

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Waxaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobollada dalka waxaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Mahad Cawad Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta dib ugu soo laabtay Guddoomiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo hubeysan oo kusii jeedda Dhuusamareeb

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Ciidamo hubeysan oo la sheegay in ay u socdaan Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Canada oo ku dhawaaqday in ay aqbaleyso Qaxooti cusub

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Wasiirka socdaalka dalka Canada Axmed Xuseen ayaa ku dhawaaqay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee maanta

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti…

Posted in WARARKA MAANTA

Boolis ka socda Uganda oo ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Dalka Uganda waxaa tababar loogu soo gaba gabeeyay 160 sarkaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad Racfaanka Nugaal oo maanta dhagaysanaysa kiiska Caa’isho Ilyaas

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Nugaal ayaa maanta dhagaysanaysa racfaaan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Danab oo ka qabsaday degaano cusub Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Ciidamada Xoogga Dalka ee Danab,ayaa saakay deegaano cusub kala Wareegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Gudaha Sabriye oo la kulmay madax ka tirsan Galmudug

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magaalada…