Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Garabka Galmudug ee Cadaado oo soo dhoweeyay Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho | QOL | May 26, 2019–Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ka mid ah garabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cusub Oo Loo Dhaariyey Koonfur Afrika

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–In ka badan 35,000 oo qof oo ay ku jireen Madaxweeynayaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaali-Maraykan Oo Lagu Helay Inuu Feeray Siyaasi Kenyan Ah

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Maxkamadda Makadara ee magaalladda Nairobi waxaa la soo taagay Jamaal Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada Soomaaliya oo ku eedeysay maamul goboleedyada inay dano ka leeyihiin diidmada Sharciga Batroolka.

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa markii u horeysay…

Posted in WARARKA MAANTA

Illaalada Xildhibaan C/rashiid Xidig oo fashiliyay Qarax la dhigay dhabarka dambe ee hoygiisa

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax Miino laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadiniin u dhalatay dalka Bangladesh oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil gaari ka dhacay Somaliland

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Laba muwaadin oo u dhalatay dalka Bangladesh ayaa ku geeriyootay, halka…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso: Xisbiga UPD oo war ka soo saaray Xaalada Maamulada Galmudug iyo Jubbaland

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa soo badhigay mowqifkiisa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Askar ku dhaawacantay Qarax ka dhacay Baydhabo

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xalay Bam…

Posted in WARARKA MAANTA

AFRICOM Oo Duqeysay Fariisimo Al-Shabaab Iyo Daacish Ku Leeyihiin Somalia

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Tiro Maxaabiis Ah Oo Lagu Dilay Gadood Ka Dhacay Venezuela

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Ugu yaraan 29 Maxbuus ayaa lagu dilay iska horimaad ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay Askari dilay Mooto bajaajle

Muqdisho | QOL | May 25, 2019–Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday Eedeysane Cali Maxamuud…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo xarigga ka jaray Masaajid loogu magac daray Axmed Saleebaan Dafle

Muqdisho | QOL | May 24, 2019–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si…