Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Shirweynaha Qaran ee Isdhex-galka Ganacsiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Finland oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho | QOL | Janaayo 22, 2019 – Shirweynahaan Qaran ee  isdhaxgalka ganacsiga oo u dhaxeeya ganacsatada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo dalbatay in degdeg loo joojiyo burburinta xarumaha isgaarsiinta Soomaaliyeed

Muqdisho | QOL | Janaayo 22, 2019 –  Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa cambaareysay burburinta soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey Danjireyaasha Masar iyo Indonesia

Muqdisho | QOL | Janaayo 22, 2019 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo ka qayb galay Daah furka Siyaasadda Barakacayaasha

Muqdisho | QOL | Jannaayo 22, 2019 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar…

Posted in WARARKA MAANTA

Eng. Yarisow “Wax dulqaad ah uma yeelan doono in danta guud looga faa’iideysto dano gaar ah”

Muqdisho | QOL | Jannaayo 22, 2019 — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Sheegay In Ay Jiraan Ganacsato Lacago Siiya Shabaab

Muqdisho | QOL | January 22, 2019–Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhageyso:-Xilliga Ay Dhaceyso Doorashada Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo La Shaaciyay

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Kulan Maanta ay xaruntooda Magalada Hargeysa ay ku yeesheen Xubnaha Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Guddiga Joogtada Baarlamaanka Puntland Oo La Ansixiyay

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Golaha Cusub ee Wakiilada Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta waxa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO;-Maamulka Gobalka Banadir Oo Maanta Kuwareejiyey Dadkii Lahaa Dhul Si Sharcidaro ah Loohaysatay

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng C.raxmaan Cumar Cismaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wufuud Ka Qeyb Geli Doonta Shir Ka Dhacaya Muqdisho Oo Maanta La Soo Dhaweeyay

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray mas’uuliyiin ka socatay 25 Shirkadood…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya Oo Dowladaha Carbeed Ka Codsatay In Laga Cafiyo Deymaha

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Wasiirka arrimaha dibedda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Khilaaf soo gala dhex galay Madaxda dowlad degaanka iyo mas’uuliyiin la xiray

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomalida…