Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo iyo Uhuru oo kulan gaar ah ku yeeshay Nairobi

Nairobi, Nofeembar 27, 2018 –Madaxweynayaasha Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Beeniyey Faragalinta Doorasha Maamulkaasi

Nairobi, Nofeembar 27, 2018 –Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed ahna ku simaha Madaxweynaha maamulkaasi ayaa beeniyay faragelin la…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Nairobi, Nofeembar 27, 2018 –Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Geelle Maxamuud…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga Dalka

Muqdisho | QOL | Nofeembar 26, 2018 –
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

HADAL JEEDINTA MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO EE SHIRKA DHAQAALAHA BADDA, NAIROBI

Mudane Madaxweyne Uhuru Kenyatta, Madaxda Dowladaha, Marti Sharafta, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha badaha

Nairobi, Nofeembar 26, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

SPEECH DELIVERED BY H.E PRESIDENT MOHAMED ABDULLAHI FARMAJO AT THE BLUE ECONOMY CONFERENCE, NAIROBI

Excellency President Uhuru Kenyatta, Excellences, Heads of States and Governments Distinguished Guests, Ladies and Gentlemen I am…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah Faahin Laga Helayo Qrax Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | November 26, 2018 Ugu yaraan 10 Qof ayaa ku dhimatay halka dad ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Guddiga Amniga ee Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho | QOL | November 25, 2018 —Magaalada Muqisho waxaa maanta soo gaaray Wafdi ka socda Guddiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Shabaab oo sheegtay in ay dileen Wadaadkii heystay goobtii la weeraray Gaalkacyo

Muqdisho | QOL | November 26, 2018 Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar Qaraxyo loo adeegsaday oo Saakay…

Posted in WARARKA MAANTA

Macalimow” Wariyeyaasha Soomaaliyeed halis ayay ku sugan yihiin”

Muqdisho | QOL | November 26, 2018 Xog-hayaha ururka suxufiyiinta qaranka Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Casiis Lafatgareen Mas’uul Mudan Madaxtinimada Koonfur Galbeed !!!!

Baydhabo | QOL | Noveember 25, 2018 –Masharaxa Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Mudane  Cabdicazii Xassan Madxmed  Lafatagareen…