Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Qaaradda Afrika

Beijing, 3da Sebtembar, 2018 – Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Guddiga Amniga Oo Looga Hadlay Qodobbo Ay Ka Mid Yihiin Wareejinta Ciidamada Nabad Sugidda

Muqdisho, September 03, 2018 — Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Beijing, Sebteembar 03, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulamo gooni gooni ah oo ka socda magalada Kismaayo

Kismaayo | QOL | September 3, 2018 – Magalada Kismaayo oo uusan weli  ka furmin shirka Madaxda Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay magalada Kismaayo

Kismaayo | QOL | September 3, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wafdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir ka furmay Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka qeyb galeysa

Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Magalada Kismaayo ee Xaruna Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid ka mid ah kunkii dhalinyaro ee G/Banaadir laga shaqaaleysiiyey oo shabaabnimo loo xukumay

Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Maxkamada Ciidamada Qalabkas ida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

NISA Oo Shaacisay Inay Qabatay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Millatariga Soomaaliya oo xukun riday

Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha Koowaad ayaa Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Shiinaha iyo Afrika oo maanta ka furmaya Beijing

Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Munaasibad Lagu Maamuusayay Ardaydii Kaalmaha ugu Horreeya ka galay Imtixaanaadkii shahaadada Dugsiyada Sare ee Puntland oo lagu qabtay Baargaal

Baargaal | QOL | September 3, 2018 – waxaa Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu lagu qabtay munaasibad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Amray Wasaarada Amniga In Ay Dedejiso Siyaasadda Xakamaynta Qaxootiga Soo Gelaya Dalka

Muqdisho, September 02, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan ay golaha…