Category: WARARKA MAANTA
Xoghayahii Arrimaha Dibadda Ingiriiska oo is casilay
Muqdsiho | QOL | July 9, 2018 – Waxaa is casilay Xoghayahii Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska…
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo xilka laga qaaday
Muqdsiho | QOL | July 9, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Muqdisho | QOL | July 09, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo…
Guddoomiye Mursal oo ka qeyb galaya furitaanka kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka K. Galbeed
Muqdsiho | QOL | July 9, 2018 – Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada…
Madaxweyne Farmaajo ka qeyb Galaya caleemo-saarka madaxweyne Erdogan
Muqdsiho | QOL | July 9, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo…
Haweeney Turkish oo taageerta reer Falastiin oo lagu maxkamadaynayo Yuhuudda
Muqdsiho | QOL | July 9, 2018 – Haweeneydaasi oo lagu magacaabo ERBU OZKAN waxaa shalay la…
Madaxweyne Farmaajo ka Qeyb Galaya Caleemo-saarka Madaxweyne Erdogan
Ankara, 8-da Luuliyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir Gudoomiyay Kulan Ay Yeesheen Guddiga Dhaqaalaha Dalka
Muqdisho, July 08, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir gudoomiyay…
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium
Muqdisho | QOL | July 8, 2018 – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo…
Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Ankara
Muqdisho | QOL | July 8, 2018 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo…
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda
Muqdisho | QOL | July 03, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta…
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha Amniga oo ka wada hadlay dardargelinta Amniga
Muqdisho | QOL | 8da Luuliyo, 2018 — Shirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qeyb galeen Wasiirka…