Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga dhaqaalaha, Ganacsiga iyo waxbarashada

Ankara, May 15, 2018 —- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar), oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ubax-Dhigay Taalada SYL

Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Yariisoow “15-ka May waa maalintii halganka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed”

Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo u dabaal degeysa 18-ka May

Muqdisho | QOL | May 15, 2018 –  Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan magaalooyinka waa weyn ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Germany oo xukuntay nin ay ku eedeysay in uu xubin ka ahaa Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Dowladda Germany ayaa xukun ku ridday Nin Soomaali ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo qabtay Dad iyo Gaari Hub uu saarnaa

Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Booliska Dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Gaari Land…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo warka soo saartay dagaalka Tukaraq

Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Maamulka Puntland aya si kulul uga hadlay dagaalkii saakay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay 1.5 Million oo dollar

Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa 1.5 Million oo Dollar…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi Oo Yiri “Anagu waan jecelnahay midnimada Soomaaliya laakin hal mid ayaa inooga xiran”

Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse biixi Cabdi oo Saxaafadda kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Yariisow & danjiraha Norwey oo xariga ka jaray qeyb lagu kordhiyey Isbitaalka Dayniile

Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane C/raxmaan Cumar…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynahe Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Dooxa, 14ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

HALGANKII XORNIMA DOONKA EE XISBIGII SYL OO 75 SANO JIRSADAY

Taarikhda 15/05/2018 Taariikh waay soo noq noqotaa si ay uga faa’iideystaan dhamaan dhallinyaradda soomaaliyeed oo ah jiilka…