Category: WARARKA MAANTA

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Harboring ambitions: Gulf states scramble for Somalia

Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – A battle for access to seaports is underway in…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO: ‘ Wasaqowga Hawada 7 Milyan oo qof ayaa u dhinta sanad kasta

Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Hay’adda Qaramada u qaabilsan Caafimaadka ee WHO ayaa warbixin…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo 1 Milyan oo dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen Fatahaaduhu

Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska AMISOM ee Soomaaliya oo sheegay inay ku adagtahay la-dagaalanka Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | May 2, 2018 – Afhayeenka Hawlgalka AMISOM, G/sare Richard Nyabuti Omwega oo Suxufiyiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shir kaga qeyb galaya Turkiga

Muqdisho, May, 02, 2018 – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaare Kheyre oo Magaalada Brussels ka furay Shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

Muqdisho, May, 02, 2018 – Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa furay Shir looga hadlayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulankii Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha oo Baaq Caawimaad deg deg ah laga soo saaray

Muqdisho, May, 01, 2018 — Guddiga Qaran ee gurmadka Fatahaadaha oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasararaha xukuumada federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qabanayo

Muqdisho | QOL | May 1, 2018 – Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaartoyda xulka qaranka 17-jirada oo dalka si weyn loogu soo dhoweeyay

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo Munasabadda 1-da Maajo Hanbalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo ku began sanad kasta 1 bisha Maajo, waxaa Madaxweynaha Dowladda Faderalka Soomaalyeed Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

R.Wasaare Khayre Oo U Duulay Magaalada Brussels

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa Maanta waxa uu u ambabaxay Magalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Beledweyne u imid in aan idin la qeybsado xanuunka iyo dhibka aad ku jirtaan”

Beledweyne | QOL | 30ka Abriil 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta…