Category: WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo socdaalka dib u heshiisiinta ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq
Caabudwaaq | QOL | 20 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka…
Xaflad Loo qabtay arday xifdisay Quraanka Kariimka Degmada Baargaal ( Sawirro)
Baargaal | QOL | Jnuary 20, 2018 – 23 arday oo isgu jiray gabdho iyo wiilal oo…
Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay shacabka Guriceel halgankii ay kaga guuleysteen argagixisada Alshabaab
Guriceel | QOL | January 19, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira…
RW Khayre oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya.
Muqdisho | QOL | 19 January 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali…
Micheal Keating oo ku baaqay in la xaliyo tabashada laga qabo Shirkii Dhuusa-Mareeb.
Muqdisho b | QOL | January 19, 2018 – Ergeyga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo ka qeyb galay…
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Mideynta Galmudug
Muqdisho b | QOL | January 19, 2018 – Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobay, Midowga…
Madaxweyne Xaaf oo Cadaado laga mamnuucay.
Muqdisho b | QOL | January 19, 2018 – Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa kulan ay yeesheen kadib waxay…
Madaxweyne Farmaajo oo soosaaray amar horleh
Muqdisho b | QOL | January 19 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay…
Dowlada Fadaraalka oo diyaarad gaar ah u diraysa maxabiista ku xiran Hindiya
Muqdisho | QOL | January 19 2018 – Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa kulanka Golaha…
C/Raxamaan Cabdishakuur oo ku baaqay dib u heshiisiin Qaran
Muqdisho | QOL | January 19, 2018 – C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa tallaabo wanagsan…
Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhammeystirka dib u heshiisiinta
Dhuusamareeb | QOL | 18 Jan, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada…
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka iyo arrimo kale.
Muqdisho | QOL | 18 January, 2018 – Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee…