Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Boosaaso

Boosaaso | QOL | 11 Jannaayo, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobollada Bari iyo Nugaal

Qardho | QOL | 10 Jan 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo la kulmay Michael Keating

Hargeysa | QOL | January 10, 2018 – Ergeyga Xoghayaha Guud ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Kalfadhiga 2aad ee Aqalka Sare oo lasoo xiray

Muqdisho | QOL | January 10, 2018 – Munaasabad lagu soo xerayay kalfadhiga 2aad ee golaha aqalka sare…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta cusub ee Taliska Ciidanka Asluubta oo xariga laga jaray

Muqdisho | QOL | Janauru 10, 2018 – Munaasabad si heer sare loosoo agaasimay oo xariga looga…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

SOMALIA LAUNCHES DIGITAL OUTREACH SECTION TO PREVENT AND COUNTER VIOLENT EXTREMISM

Mogadishu, 10 January 2018: The Ministry of Information, Culture & Tourism of the Federal Gov-ernment of Somalia…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka”

Garoowe, 9 Jan 2018 –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Isbadal Ku Yimid Cimilada Oo Saa meen ku yeeshay Qaar ka mid ah Wadamada Caalamka.

Muqdisho | QOL | January 09 2018 –Dhulka lama degaanka Saxaraha Aljeeriya ayaa shalay lagu arkay baraf…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Waxbarashada Oo la kulmay mas`uuliyiinta jaamacadaha G/Banaadir.

Muqdisho | QOL | January 09  2018 –Wasaarada Waxbarshada Dalka ayaa sii wada howlaheeda dar dargalinta ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Reysul Wasaare Kheyre oo balan qaaday hor marinta Sirdoonka Qaranka.

Muqdisho | QOL | January 09  2018 – Reysul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Kuxigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Oo deeq Lacageed Gaarsiiyay Caruur Agoon iyo Danyar

Muqdisho | QOL | January 09 2018 –Illaa 48-qoys oo danyar ah ayaa ka faa’ideystay deeq lacageed…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo Oo Maanta Kormeeraya Xarumaha Caafimaadka,Waxbarashada iyo Tamarta Ee Garoowe

Muqdisho | QOL | January 09 2018 –Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta kormeeraya qeybo…