Category: WARARKA MAANTA
Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Waddani
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Laba sarkaal oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ee Waddani. Saraakiisha…
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Culimo Soomaaliyeed oo Lacag ka soo Aruurshay Kenya iyo Uganda
Muqdisho | QOL | November 14, 2017–– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa…
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Miisaaniyada 2018, hambalyana loo direy doorashooyinka Somaliland
Muqdisho | QOL | 14 November 2017 – Shir gaar ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee…
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Hambalyo u diray Doorashada Somaliland
Muqdisho | QOL | November 14, 2017– Kulan galabta Madaxtooyada Soomaaliya ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayey ku…
Gal-Mudug halaga badbaadiyo hogaamiye-kooxeedka lagu khaldamay!
November 14, 2017 – QOL – HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena…
RW Khayre oo balan-qaaday in xukuumaddiisu ay kaalin mug leh siineyso culimada si loo jebiyo fikirka qalafsan ee Al-Shabaab.
Muqdisho | QOL | November 14, 2017– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre…
Wasiir Yuusuf Garaad oo hortagaya xubnaha Aqalka Sare
Muqdisho | QOL | November 14, 2017– Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta…
Al Shabaab soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ku soo qabsadeen dagaalkii Buulo gaduud
Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Al-Shabaab ayaa soo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo ay…
Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka Soomaaliland oo maanta dib u bilaawday
Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Kadib markii xalay ay soo dhamaatay doorashadii ka socotay deegaanada…
Shir muhiim ah oo maanta ka furmay Kismaayo
Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka…
Militariga Zimbabwe oo digniin culus ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga ZANU-PF
Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Taliyaha ugu sareeya ee Ciidamada Militariga Wadanka Zimbabwe Janaraal Constantino…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku dhawaaqaya Golihiisa wasiirrada
Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa ka socda u…