Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Masiibada Qaran, Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale

Muqdisho | QOL | 26 Oktoober 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ammaanka saldhigga Milateri ee Turkiga ee Muqdisho oo la xoojiyey

Muqdisho | QOL | 26 Oktoobar 2017 — Ammaanka Saldhigga Milateri Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa si aad…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Kenya oo u dareeray codeynta doorashada ku celiska ah

Muqdisho | QOL | 26 Oktoobar 2017 — Dalka Kenya waxaa maanta ka billowday codbixinta doorashada ku celiska ah…

Posted in WARARKA MAANTA

War horleh oo ka soobaxaya qarax xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | 26 Oktoobar 2017 — Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’islawasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa Turkiga

Muqdisho |QOL | 26 Oktoobar 2017 — Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Raila Odigna oo Sameeyay Jabhadda Horleh

Muqdisho, 26 Oktoobar 2017; —Hoggaamiyaha Mucaaridka Dalka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaaqay in uu sameeyay Jabhadda wax…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyihii Ugu Horreeyay Ee Booliska Somaliya Oo Ku Geeriyooday Mareykanka

Muqdisho, 26 Oktoobar 2017; —-Jeneraal Maxamed Abshir Muuse; oo ahaa Taliyihii ugu horreeyay ee Booliska Soomaaliyeed ayaa shalay gelinkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo is bedel ku sameysay, Safiiro joogay 8 Dal

Muqdisho, 26 Oktoobar 2017 —- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa bedeshay Safiirada illaa 8 Dal, kuwaas oo bishii hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Soomaaliya Iyo Dowlada Morocco Oo kawada Hadalay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; —-D Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Somali PM makes first official visit to Turkey.

Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; —-Hassan Ali Khayre will discuss bilateral relations with Turkey’s PM Binali Yildirim. Khayre will…

Posted in WARARKA MAANTA

Saiwro:-Qaar Kamidah Dadkii Ku Dhawacamay Qarixii Zoobe Oo Looqaaday Imaaraadka

Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; —-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta dalka dibadiisa uqaaday qaar ka mid ah dadkii ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqolaal ka mid ah Milatariga Soomaaliya oo Sh/Hoose la geeyay iyo Al-Shabaab oo wadooyinka biyo ku jaraya

Muqdisho, 25 Oktoobar 2017;—dhawaad Kun Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogag Soomaaliya oo aad u qabalabeysan ayaa…