Category: WARARKA MAANTA

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Dawlada Federaalka Oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii Ka Dhacy Muqdisho

Muqdisho | QOL | 16 October 2017 –Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Kheyere Oo Ciidamada Dowlada Xalay Kulahadalay Goobtii Uu Qaraxu Ka Dhacay

Muqdisho | QOL | 16 October 2017 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kormeer…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddi u saaray Qaraxii Isgoyska Zoobe

Muqdisho, 15 October 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo” waa in aan dareensiinaa in ay leeyihiin dad iyo dal jecel oo dhibaatada la qaybsanaaya”

Muqdisho | QOL | 15 Oktoobar 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka baaqday safar dalka Turkiga ah

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Turkiga Oo Sheegay In Uu Kordhinayo Taageeradda Ay DFS Ka Siinayaan Sugidda Ammaanka

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Hadalkaasi ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Diplomaasi Ka Tirsan Safaaradda Dowladda Qatar Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Magaalladda Muqdisho

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar, Axmed Bin…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Sawiro:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60,Aad Oo Xukun Riday

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida qeybta 6o,aad ayaa Maanta xukuno…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Sawirro:-Maamulka Warbaahinta Goobjoog Oo Faah Faahiyey Sababaha Ay Hawada Uga Maqan Yihiin

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Qoraal kooban oo la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Warbaahinta Goobjoog ayaa…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Sawiro:-Daawo Sawirada:-Xasuuqii Ka Dhacay Zoobe Xadgudub Kaweyn Maleh

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Qarixii Shalay Ka Dhacay Magalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Ayaa ahaa qarixii…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhiigiisa Ugu Deeqay Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Soobe

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Dadkii ku dhaawacmay qarax ii shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Qalbi-gariir ka dib, maxaa noo qumman ?

Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Innaa Lilaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun, waa Musiibo Qaran waxa dhacay, magarankaro…