Category: WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Galmudug ayaa Madaxweyne Xaaf oo xilkii ka qaaday
Cadaado | QOL | September 26, 2017 – Xildhibaano Katirsan Galmudug oo Caawa Xilka ka Qaaday Madaxweynaha…
RW Khayre oo khudbad dheer iyo su’aalo ka jeediyay Jaamacada George Washington
Washington | QOL | September 26, 2017 – Ra’isul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre…
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka.
Washington, 26- Seb, 2017—— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta…
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay yihiin xabsi guri
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay…
Madaxweyne Farmaajo oo u anbabaxay dalka Sacuudi Carabia
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in…
Maamulka Galmudug oo beeniyey hadal been abuur ah oo laga faafiye
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Maamulka Galmudug ayaa beeniyay wararka sheegaya inay xiriirka u…
Dowlada Kenya oo lacag duldhigtay Maxamed ibraahim
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in abaal marin lacageed…
Dhaq dhaqaaq Al-Shabaab oo lawareegay gacan ku haynta deegaanka Tarako ee Gobolka Gedo
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Tarako…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo ka hadalay khilaafka maamul gobaleedyada iyo dowlada dhexe
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa…
RW ku xigeenka dalka oo booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer
Muqdisho | QOL | September 25, 201— Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed…
Sawiro:- Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah la yeeshay qaar ka mid ah ururrada Bulshada Rayidka
Muqdisho | QOL | September 25, 201— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan…
Sawiro:- RW Kheyre oo haatan khudbad ka jeedinaya shir looaga hadalayo arrimaha abaaraha
Newyorka | QOL | September 22, 2017 — Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Haantan in uu…