Category: WARARKA MAANTA
Guuleed oo ka Jawaabay Hadalkii Golaha Wasiirada
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 – Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka…
Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Adduunka oo kulan ku leh Muqdisho
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 — Shir looga hadlayo arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo mashaariicda Soomaaliya oo u…
Kenya oo sheegtay in dagaalamayaal u dhashay dalkeeda ay qorsheynayaan in ay ka baxaan Al-Shabaab.
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 — Booliiska Kenya ayaa sheegay in Tiro Dagaalamayaal ah Kenyan oo ka…
Goorma ayuu Qorrax Madoobaadka xiga ka dhacayaa Soomaaliya?
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 —Qubarrada Saadaasha Hawada iyo Cirbixiyeennada Caalamka ayaa soo saaray Sawirka dhacdooyin Qorrax…
Taliska Ciidanka Uganda ee Soomaaliya ku sugan oo sheegay in wali amni daro ka jirto Soomaaliya.
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 — Taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga qeybtana ka ah hawlgalka AMISOM…
Wafdi ka socda Soomaaliya Oo ka qeyb galaya Aqoon isweydaarsi ka Furmay Dalka Shiinaha
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 — Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka ka furmay kulan aqoon…
Akhriso:- Warsaxaafadeedkii ay DFS kaga hadashay Arrinta Qalbi-Dhagax
Muqdisho | QOL | September 6, 2017 — Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo shaqada ka joojiyay 18 – Garsoore
Muqdisho | QOL | September 5, 2017 — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa soo…
K/Afrika oo beenisay in dalkeeda lagu bartilmaameedsado Soomaalida
Muqdisho | QOL | September 5, 2017 — Dowladda Koofur Afrika ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday eedaha…
India iyo Soomaalida Caafimaadka u aada. Q. 2aad.
Muqdisho | QOL | September 5, 2017 — Qeybtaan labaad uguna dambaysa warbixintaan, waxa aan ku eegayaa sida aad…
Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo lagu weeraray magaalada Muqdisho
Muqdisho | QOL | September 5, 2017 — Koox Hubeysan oo watay Gaari Nuuca Raaxada ah ayaa Weerar ku…
Shirkii xal u raadinta dagaal beeleedka Gaalkacyo oo galay maalintii labaad.
Muqdisho | QOL | September 5, 2017 — C/Xakiin Xaaji Cameey iyo Maxamed Xaashi Carabey oo ah Madaxweyne ku…