Category: WARARKA MAANTA
R/Wasaare Xasan Cali Kheyre oo la dar-daarmay Ardayda Jaamacadaha Dalka.
Muqdisho, 07 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa…
Wasiirka Warfaafinta oo booqday xarumaha UBC iyo UCC ee Kampala
Kampala, 7 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo booqasho ku…
War Saxaafadeed “Faafin Degdeg ah
Muqdisho – Soomaaliya | June 07, 2017 – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay,…
Wasiir Yariisow oo sheegay in Ugaandha ay ka aqabashay fududaynta dalkugalka wadankaasi
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 —Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maalmahan booqasho…
Amaro horleh oo ka soo baxay Taliska Taraafikada Gobolka Banaadir
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 — Taliyaha Ciidamadda Taraafikadda Soomaaliyeed Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ka…
Madaxweyne Farmaajo oo maanta xarun muhiima ah ka dhagax dhigaya Kismaayo
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 — Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada kismaayo ee…
Wasiiro Lagu Dhaarinayo Garoowe
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 —Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa saaka…
Laba Todobaad Kadib Maxaa Iska Bedelay Amniga Muqdisho(FAALO)
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 —Mudo laba Todobaad ka badan Magaalada Muqdisho waxaa howlgalo har iyo habeen…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Mushaarka Ciidamada Jubbaland
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 –Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ka hadlay…
Dowladda Puntland oo raadineysa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 – Maxkamad ku taalla Degmadda gorawe, ayaaa Amartay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka…
Madaxweyne Farmaajo oo ku shaahaya Maqaayad ku taala Kismaayo
Muqdisho | QOL | June 07, 2017 –Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno katirsan labada Golle ee dowlada…
Madaxweyne Farmaajo oo komeerray taliska 43-aad xoogga dalka ee Kismaayo
Kismaayo | QOL | June 6, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada…