Category: WARARKA MAANTA
DHAGAYSO:- Faah Fahino dheeraad ah oo laga helayo qarax ka dhacay Kismaayo
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Ciidamada Booliska maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay Qarax Saakay ka dhacay Magaalada…
Madxweyne Farmaajo oo ku wajahan Kismaayo
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu…
DAAWO SAWIRADA:- Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq gargaar ah
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay ay Markab siday deeq ka heshay dowladda Indonesia taas…
Ismaaciil Hurre Buubaa, oo horey xilal uga soo qabtay Somalia oo loo diiday in uu ka dhoofo Garoonka Hargeysa
Muqdisho | QOL | June 05, 2017 — Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, ayaa…
Dalal Carbeed oo xiriirka u jaray dowladda Qadar
muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray…
DHAGYSO :-Howlagalo Ka dhananah Al-Shabaab Oo Lagu Dhawaaqay
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Ibraahim Aadan Cali “ Najax “ oo ah Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo kulamo ka wadda Caabudwaaq
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf oo wali ku sugan Magaalada Caabudwaaq…
Dowladda Soomaliya oo bixinaysa deymaha lagu leeyahay
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu sheegay in dowladda…
Dowlada Turkiga oo Markab Gargaar sida uu soo diray Soomaaliya
Muqdisho | QOL | June 05, 2017—–Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in Markabkii sida Shixnad gargaar ah in ay…
DAAWO . Qudbadihii ay jeediyeen Farmaajo iyo Khayre munaasabadii 100 maalmood ee Maamulka Soomaaliya
https://www.youtube.com/watch?v=rUJtKXzpbKY
DAAWO SAWIRADA:-R/Wasaarah Soomaliya Oo Kahadalay Waxqabdka DF ee mudadii ay jirtay Xukuumadda
Muqdisho | QOL | June 04, 2017—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mduane Xasan Cali Kheyre oo ka…
DHAGAYSO:-Khudubada Madxweynah soomaaliya Oo Uu Ka jeediyey Banaanbixii Manta K dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | June 04, 2017—–Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax…