Category: WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo beesha caalamka oo u gogol xaaraya heshiis iskaashi oo heer sare ah
Muqdisho | May 01, 2017 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah…
Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo kula dar-daarmay Ciidamada NISA dar-dar galinta sugidda amniga iyo xasilinta caasimadda.
Muqdisho | QOL | May 01, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan…
DHAGAYSO:- Banaabax Ka Dhacay Dagmada Warsheeq
Muqdisho | QOL | may 01, 2017—Degmada War-shiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe maanta waxaa ka dhacay Banaanbax…
Dhagayso:- Dhalinyaro dib loogu sooceliyay Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 01, 2017— Dhaliyaro Sooomaaliyeed oo gaaraya ilaa 7 ruux oo min 7…
Roobab isdaba Joog ah oo ka Da’ay Somaaliya.
Muqdisho | QOL | May 1, 2017 – Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay guud ahaan dalka…
Madaxweyne Farmaajo oo kahadlay safaradii uu dhawanada uu galay
Muqdisho | QOL | may 01, 2017 — Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa…
Dowlada Jarmalka oo lacag badan u balan qaaday Soomaaliya
Muqdisho | QOL | May 01, 2017—Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Dowladda Jarmalka ahna Ra’isal Wasaare…
Maamulka Dagamad Kaxda Oo Gacanta Ku soo dhigay Nin Geestay Fal Ka dhan ah Bin Aadinimada
Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017 — Ciidamada ammaanka Degmada Kaxda ayaa u suura gashay in…
Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Kala Wareegay Safiirka Dalka Itobiya
Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017—Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay…
Xulka Soomaliya Iyo Kan South Suudaan Oo Uu Maanta Kulan DH
Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017—-Xulalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan ayaa galabta cayaaray kulan ka tirsan…
Daawo Sawirada :-Wasaarad Boostada Oo Baaq dirtay
Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa…
Dib u Dhiska Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed?
April 30, 2017 Dib u Dhiska Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed, Waa Tiirka Midnimada iyo Jiritaanka u…