Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ingriiska Oo Ka Wada Hadlay Sidii Hirshabeelle Looga Caawin Lahaa Amaanka iyo Dhisida Kaabayaasha Dhaqaalaha

Muqdisho | Maarso 15, 2017 – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan kula qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Olalaha lacag aruurinta Abaaraha ka taagan bariga afrika ee UK

Hay’adaha gargaarka ee saldhiggoodu yahay wadanka Ingiriiska ayaa maanta oo Arbaca waxay qabanayaan codsi wada jir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya ayaa Musaafurisay Ajnabi dalka sharci darro ku joogay iyo Sawiro.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa manta dalka ka masaafurisay labo nin oo Kenyan ah. Raggan Kenyanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo Villa Somaliya Jooga

Waxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho aan horey loo sii ogeyn ku yimid Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris…

Posted in WARARKA MAANTA

Markabkii lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya madaxfurasho laga dalbaday

Koox hubeysan oo xeebaha Soomaaliya ka qafaashay markab sida shidaal Isniintii ayaa dalbaday madaxfurasho, sida uu shaaciyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo kulan la qaatay Madaxda ugu sareysa AMISOM iyo Sawiro

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

DAD XUME NINKII KU YIRAA, DAD LAAWAA LA YIRAA!

March 15, 2017 DAD XUME NINKII KU YIRAA, DAD LAAWAA LA YIRAA! Sida uu inoo sheegay (Rasuulka…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

US Secret Service helps the world’s most corrupt country to identify fake dollars

March 14, 2917 | by Justina Crabtree –  Somalia has drafted in the help of the U.S. Secret…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo wali weerar afka ah ku haya dowladda Holand

Turkiga dagaalkiisa xagga hadalka ee ku wajahan Holand ayaa kasii kululaanaya kuwii hore, kaddib markuu mudane Erdogan…

Posted in WARARKA MAANTA

Somali businesspeople offer Sh260m for food relief

The Citizen | March 14, 2017 | By The Citizen Reporter – Dar es Salaam. Somali businesspeople in Tanzania…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkada Hormuud oo qeybweyn ka qaadatay gurmadka abaaraha

Muqdisho | Maarso 14, 2017 – Shirkada isgaarsiinta Hormud  qeybteeda gargaarka Bulshada ee Hormud Foundation oo ah…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

Daawo khubad iyo duco uu jeediyey Ra’iisul Wasaare Kheyre

Muqdisho | Maarso 14, 2017 – R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada…