Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Imaatinka Muqdisho ee Xildhibaan Faarax Macalin oo Aragtiyo kala duwan bulshadu ka qaadatay

Muqdisho – Maarso 11, 2017 –  Hadal heynta ugu badan ayaa ah Faarax Macalin oo ku soo biiray…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Soo dhaweeyay Ansixinta golaha Wasiirada Hirshabeelle  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo dhaweeyey ansixintii golaha wasiirrada cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

Waddamo Europe Ka Tirsan oo Diiday in Shacabka Turkiga isku-soobax Sameeyaan

Madax ka tirsan dhowr waddan oo Europe ku yaala ayaa diiday in isku-soobax lagu taageerayo siyaasiyiinta Turkiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabhadda Koonfurta-Suudaan oo qafaashay 2 injineer oo u dhashay India

Jabhadd mucaarad ah oo ku kacsan dowladda Koonfurta-Suudaan SPLA-IO ayaa caddaysay inay nolosha ku qabteen laba injineer…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar bil jirta oo gaari lagu afduubtay

Magaalada Durban ee dalka Koonfur-Afrika ayaa gaari  lagu afduubtay  gabar yar oo  hal-bil jirta markii laba nin…

Posted in WARARKA MAANTA

Nigeria oo laga cabanayo shidaal sumaysan oo xanuunno sababay

Dalka Nigeria waxaa ka taagan cudurro ka dhashay shidaalka baabuurta uu waddankaasi kasoo iibsado Europe, halka Nigeria…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Khayre oo dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda

Muqdisho | Maarso 10, 2017 – Raisul Wasaraha Dalka Mudane Xadan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Dadwaynaha Reer Burco oo bilaabay cunista malaayga kedib markii abaartu yareeysay hilibkii Geela

https://www.youtube.com/watch?v=jeMTZjQP-aA

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Cabdiweli Gaas oo safar aan micno lahayn ugu baxaaya dibedda iyadoo abaaro xuni ka jiraan degaannadaas

https://www.youtube.com/watch?v=4eF8xNCo4Kw

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

US Deports Dozens of Somalis

FILE- Deported Somali nationals gesture as they arrive at the airport in Somalia’s capital of Mogadishu, April…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa maxay kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Hanti dhowrka guud?

Muqdisho | Maarso 10, 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay kulan xasaasi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Why Somalia Wants to Print Its Own Banknotes Again After 26 Years

Newsweek | By Conor Gaffey | March 9, 2017 –  Somalia is planning to print its first…