Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Oo Soo Bandhigtay Eedo Culus Oo Loo Heysto Saxafi Cabdalla Muumin oo Dhawaan la Xiray

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Dowladda Somalia ayaa sheegtay in Xoghaya ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalla Axmed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergeyga gaarka ah ee abaaraha oo la kulmay madax katirsan Dowladda Norway

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan gurmadka abaaraha Md, Cabdiraxmaan Cabdishakuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu horkacayo oo ku wajahan dalka Itoobiya

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu horkacayo ayaa saacadaha soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Culumada Soomaalida ee Mareykanka oo kasoo horjeestay Al-Shabaab, taageerayna Macawiisley

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Culumadiinka Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa shalay galabnimadii shir saxafadeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Goodax Barre oo sheegay in beesha Xawaadle dagaalka Hiiraan ee al-Shabaab looga baxay

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Siyaasi Cabdullaahi Goodax Barre ayaa muuqaal uu soo dhigey bartiisa Facebook ku sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Faroole oo si wayn uga hor yimid go’aano xalay lagu gaaray Madaxtooyada Puntland

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Urur-siyaasadeedka Horseed ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa qaadacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Iran oo duqeeyay caasimadda Ukraine ee Kyiv

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Caasimadda Ukraine ee Kyive waxaa subaxnimadii hore ee Khamiista maanta ah duqeeyey diyaaradaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay ururada siyaasadda Puntland iyo guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay ururada siyaasadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo loo dhisayo Maxkamadda Sare iyo tan dastuuriga

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Ururada Siyaasadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir lagu Gorfeynayey Marxaladda Soomaaliya oo lagu soo geba-gabeeyay Washington

Khamiis: OCTOBER 13, 2022 Shir gaar ahaa oo lagu Gorfeynayey Marxaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Kylian Mbappe oo sheegay iney “khiyaano” kula kacday kooxdiisa Paris St-Germain

Arbaco: OCTOBER 12, 2022 Kylian Mbappe, ayaa sheegay iney “khiyaano” kula kacday kooxdiisa Paris St-Germain, isagoo carabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Elon Musk oo ah ruuxa ugu qanisan dunida oo beeniyay inuu la hadlay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin

Arbaco: OCTOBER 12, 2022 Elon Musk, oo ah ruuxa ugu qanisan dunida, ayaa beeniyay inuu la hadlay…