Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Warbixinta Sahanka aragtida Dadweynaha ee doorashada Madaxweyne ee Feberaayo 2017

NUXURKA WARBIXINTA SAHANKA ARAGTIDA DADWEYNAHA EE FEBRAAYO, 2017 EE KU WEJAHAN DOORASHADA MADAXWEYNAHA SOMAALIYA Warbixinta Sahanka Aragtida…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaas oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho | February 5, 2017 – Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta galinkii hore ka dhoofay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Prof. Galeyr oo loo diiday inuu ka dhoofo magaalada Buuhoodle

Buuhoodle | February 5, 2017 – Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle, ayaa sheegaya in la xanibay Diyaarad uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho: ”Laga billaabo berito maqribkii way xiran yihiin waddooyinka Muqdisho”

Muqdisho | February 5, 2017 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada awgeed ammaanka Magaalada Muqdisho & Iyadoo wadooyin oo xirirxirmay

Muqdisho | February 05, 2017  – Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadooyinka waaweyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Madaxweynaha JFS Suldan Axmed Maxamed oo shir jara’id ku qabtay magaalada Muqdisho

Muqdisho | February 5, 2017 – Musharaxa madaxweynanimada Soomaaliya Axmed Maxamed Cabdi (Maaldiini) ayaa maanta soo gaaray…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

Faysal Cali Waraabe: ‘Musharixiinta qaar way iska indha tireen wada-hadaladii Soomaaliya iyo maamulka Somaliland’

Hargeysa | February 4, 2017 – Siyaasi Feysal Cali Waraabe oo maanta Shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland: “Gabre waain dalka laga saaro”

Garowe | February 4, 2017 – Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cameey, ayaa dalbaday in dalka…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

‘Take a bus to Somalia’, driver allegedly told passenger

The TIMES – February 4, 2017 – The public transport company is looking into allegations that a passenger…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Cabdulqaadir Gaafoow oo mar labaad loo doortay Xildhibaan

https://www.youtube.com/watch?v=ODv7jxGiQ5c&feature=youtu.be

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo weeraray Sheekh Shariif, Farmaajo iyo Cumar Cabdirashiid

https://www.youtube.com/watch?v=2vVjRGKHLkk

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Soomaaliya waxaa ay si weyn u rumeysan tahay in kiiskeedu uu qaanuuniyan haysto qiil wanaagsan”

Muqdisho | Febraayo 2, 2017- Maanta oo ay bisha Febraayo tahay 2, Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda…