Category: WARARKA MAANTA
Mareykanka oo cambaareeyay duqeymihii uu Ruushka ka gesytay caasimadda Kyiv ee Ukraine
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Waxaa si weyn loo cambaareeyay Ruushka kadib markii duqeymo dhowr ah ka geystay…
Dalka Jarmalku oo isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare tignoolajiyada cusub maalmaha soo socda geeyo dalka Umriane
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Jarmalku ayaa isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare ee tignoolajiyada…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly kalana hadlay dagaalanka Ururka al-Shabaab.
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha…
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Baarlamaannada Adduunka
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Shirka Baarlamaannada Adduunka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Kigali ee…
Scotland oo sare u qaadaysa dadaalka ay uga go’eyso UK
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Hoggaamiyaha dowladda Scotland ayaa Axaddii sheegtay inay xoojin doonto ololaha ay Scotland uga…
Dowladda Mareykanka “Xuquuqda iyo Waajibaadku waxay qeexaan saxaafadda xorta ah lagana wada shaqeeyo ammaanka iyo danaha dalka.
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay qoraal ay fariin ugu direyso dowladda Soomaaliya iyo…
Guddoomiyaha Cali Jayte “ waxaan ku garaacnay Madaafiic si aysan uga Gudbin Wabiga oo aysan Jubbooyinka u aadin
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Maalintii shalay waxaa webiga Shabeele doonya uga soo gudbey Malayshiyaadka al-Shabaab, kuwaas oo…
Kuuriyada Waqooyi “ Waxaan sameynay matalaadda weerar nukliyeer ah oo aan ku qaadnay Kuuriyada Koonfureed
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in gantaaladii ugu dambeeyay ee ay ridaysay ay ahayd…
Maamulka gobolka Tigreega oo ku eedeeyay dowladda federaalka iyo Ereteriya in ay duqaymo ka fuliyeen goobaha ay deggan yihiin dadka rayidka ah
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Maamulka gobolka Tigreega ee Itoobiya oo ay colaada ka taagan tahay ayaa ku…
Maleeshiiyaadka TPLF oo baaq u dirtay shacabka Tigray
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Jabhadda TPLF ayaa ugu baaqday qof kasta oo ka tirsan bulshada Tigre inay…
Talo uu soo jeediyay ninka adduunka ugu taajirsan oo ka careysiisay Taiwan
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Xukuumadaha Beijing iyo Taipei ayaa jawaabay ka dib markii maal-qabeenka adduunka Elon Musk…
Putin oo digniin bixiyay xilli uu xaqiijiyay duqeymaha saaka lagu garaacay Ukraine
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa xaqiijiyay duqeymaha saaka lagu garaacay magaalooyin dhowr ah…