Category: WARARKA MAANTA
Shariif Xasan Shiikh Aden oo M/weyne isku soo sharaxayo maanta.
Muqdisho, October 17, 2016: Warar muhim ah oo aan helnay ayaa xaqiijinaya in maanta lagu wado in uu…
QudbadahaTartamayaasha Madaxtinimad Hirshabeelle oo goor dhow bilaabatay
Muqdisho, October 16, 2016: Waxaa goor dhow hoolka shirarka ka bilowday khudbadihii tartamayaasha madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka…
War saxaafadeed – Hannaanka Doorashooyinka 2016
Mogadishu, 16 October 2016 – Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa…
Madaxweynaha oo soo dhoweeyey doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda…
“Cabdi Qeybdiid iyo hoggaamiya kooxeedyadii kale waa in laga saaraa xubnaha aqalka sare”..
Muqdisho, October 16, 2016: Michael Keating,Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa Warqad uu soo saaray waxaa…
KOOXDA JUBBA EE ATLANTA OO GUULO KU TALAABSATAY YM
ATLANTA, GA | QOL | October 15, 2016 – Tartamo Isboorti ee ka socda Magaaladda Atlanta oo ka…
Muhamadu Buhari oo u sheegay xaaskiisa in ay jikada ku ekaato
Muqdisho, October 15, 2016: Muhamadu Buhari,Madaxweynaha Nigeria, ayaa u sheegay xaaskiisa Aisha Buhari inay jikada ku ekaato, isagoo…
Koox qorsheynaysay inay weeraraan dhismo Soomaalida ku badantahay oo la qabtay
Muqdisho, October 15, 2016: Ciidaanka FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtay saddex nin oo qorsheynayay in weerar bam…
Wararkii ugu dambeeyay xaalada Jowhar
Muqdisho, October 15, 2016: Shirar kala duwan oo lagu xalinayo cabashada ka timid qaabka loo wado hanaanka doorashada…
Gurmadyo ciidan oo gaaray Puntland iyo Galmudug
Muqdisho, October 14, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in gurmadyo ciidan ay kala gaarayaan…
Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xaruntii Shirka Jowhar
Muqdisho, October 14, 2016: Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga ah, ayaa maanta la wareegay xarunta shirka magaalada Jowhar,…