Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gudiga doorashooynka oo sheegay in ay sameeyeen kormeerayaal caalami ah

Muqdisho | September 14, 2016 – Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar dhow lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar

Muqdisho, September 15, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo ka baxay degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan

Muqdisho, September 15, 2016: Ciidamada Itoobiya oo ka mid ah howl galka AMISOM iyo ciidamada dowladda ayaa saaka…

Posted in WARARKA MAANTA

Siilaanyo oo ka carooday War murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii IGAD

Muqdisho, September 14, 2016: Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland, ayaa cambaareeyay war murtiyeedkii ka soo baxay Shir Madaxeedkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka soo muuqday Liiska 135-ka ee Odayaasha Dhaqanka

Muqdisho, September 14, 2016: Shirki Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho, ayaa la isku raacay in Ugaas Xasan Ugaas…

Posted in WARARKA MAANTA

War – Murtiyeed: Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016

Muqdisho | 06-14 Seteembar 2016 – Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 –…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Habkii uu u dhacay shirkii IGAD muqdisho 13 09 2016

https://youtu.be/hIrade6LelM

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Miraa flights to Somalia resume Wednesday after Uhuru, Mohamoud talks

President Uhuru Kenyatta and his Somalia counterpart Hassan Sheikh Mohamoud after talks in Mogadishu, Tuesday September 13….

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Speech of Pres. Hassan Sheikh Mohamud-28th IGAD Extra Ordinary Summit September 2016

    28th IGAD Extra-Ordinary Summit 13th September 2016 Mogadishu-Somalia Speech of H.E. Hassan Sheikh Mohamud President…

Posted in WARARKA MAANTA

Wariye C/casiis Afrika oo ku dhaawacmay dagaal dhex maray labo Ciidan

Muqdisho, September 13, 2016: C/casiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka mid ah Wariyeyaasha Warbaahinta dowladda ayaa ku dhaawacmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeelad cusub oo lagu maray wadooyinka xirnaa ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho | QOL | September 13, 2016 – Xaalada amaan ee Magaalada Muqdisho oo aad loo adkeeyey…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Integration debuts on Omni Television in Canada

Integration is coming to Omni Television! New Television Show Uplifts the Image of Somali and Muslim Canadians…