Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay buundada kaliya ee isku xirta Ruushka iyo Crimea Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlay

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa loo sheegay “xaalad deg deg ah” ee buundada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayooo gaaray dalka Uganda

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Uganda,…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo sheegtay in qaaradda Afrika ay tahay meesha ugu badan ee dadka ay u dhintaan is-dilka.

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in qaaradda Afrika ay tahay meesha…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo go’aanno ka soo saartay baahinta wararka ku saabsan Al-Shabaab

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la mamnuucay baahinta wararka ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada NewYork ee dalka Mareykanka oo xalad degdeg ah la geliyay kadib qulqulka muhaajiriinta In ka badan 17,000

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Duqa magaalada New York Eric Adams ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah si…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Jabuuti oo la baadigoob lagu raadinayo lix askari oo la la’yahay ka dib markii ay weerar ku qaaday koox fallaago ah

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ka billowday baadigoob lagu raadinayo lix askari oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo culimada Soomaaliyeed kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho iyo dhawaac ka dhashay qarax ka dhacay kaalin shidaal gobalka Donegal ee dalka Ireland

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Gordhow ayaa la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socday hey’adaha Qaramada Midoobay oo muddo 13 sanadood ah ka dib maanta gaaray magaaladda Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Wafdi ka socday hey’adaha Qaramada Midoobay ayaa muddo 13 sanadood ah ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Tahriibayaal lagu gubey xeebaha dalka Liibiya oo meydkooda la helay

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Ugu yaraan 15 qof ayaa meydkooda laga helay xeebaha dalka Liibiya meel ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga Barwaaqo oo shir looga hadlayo xaalada guud ee Itoobiya uga socda magaalada Jigjiga

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlada deegaanka Soomaalida waxaa ka socda shir ay leeyihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Iran oo beenisay wararka sheegaya in ciidamada ammaanku ay dileen gabar 16 jir ah intii ay socdeen bannaanbaxyo ka dhacay dalkaasi.

Sabti: OCTOBER 8, 2022 Dowladda Iran ayaa beenisay wararka sheegaya in ciidamada ammaanku ay dileen gabar 16…