Category: WARARKA MAANTA
“Al-Shabaab dadka ay dilayaan iyo kuwa ay qarxinayaan kuma taageersani”
Muqdisho, August 23, 2016: Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka mid ahaa taageerayaashii Maxkamadihii Islaamiga ee dalka…
Mid ka mid ah haweenka u dhaq dhaqaaqa arrimaha bulshada oo is sharaxday
Muqdisho, August 23, 2016: Madiina Caamir Maxamed oo ka mid ah Haweenka u dhaq dhaqaaqa bulshada rayidka ayaa…
Former Somalia envoy to Kenya Mohamed Ali Nur to face incumbent Mohammud Hassan Sheikh in presidential race
Standard Digital | By Ally Jamah | August 22nd 2016 – NAIROBI – As neighbouring Somalia heads for crucial…
John Kerry oo la kulmayo wasiirada arimaha dibadda bariga Afrika
Muqdisho, August 22, 2016: Xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry, ayaa maanta 8 kamid ah wasiirada dalalka…
“Cid sharciga kaligeed meel ugu xiran yahay ma jirto, Kaararka aqoonsiga waa sharci”
Muqdisho, August 22, 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale, guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ayaa si kulul uga jawaabay…
Odayaasha dhaqanka ee 135 Oday oo la qorsheynayo in ay Xildhibaanada soo xulaan
Muqdisho, August 22, 2016: Guddiga doorashooyinka ayaa wada qorsho lagu doonayaan sidii meesha looga saari lahaa 51-ka xubnood…
DAAWO: Proffesore Cabdiraxmaan IBBI oo ka hadlaaya qiso yaab leh
https://www.youtube.com/watch?v=1GKI3Lat-WU
Badeecado dhacay oo dekadda Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho, August 21, 2016: Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa…
Faah faahin ka soo baxaya qaraxyadii Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Dad ka badan10 ruux ayaa ku geeriyooday qaraxyo xooggan oo maanta ruxay magaalada Gaalkacyo…
Madaafiic ku dhacday Xarunta Wasaaradda Gaadiidka
Muqdisho, August 21, 2016: Ila afar madaafiic oo hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacay xarunta Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo…
Qaraxyo xooggan oo goor dhow gil gilay magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Labo Qarax oo waa weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybteeda waqooyi…
Soomaali Laga Sii daayey Xabsi ku yaal Masar
Muqdisho, August 20, 2016: Xabsiyo dalka Masar ku yaal, ayaa waxaa laga sii daayay 120 ruux oo Soomaali,…