Category: WARARKA MAANTA
Gudoomiye Waaxeed oo lagu dilay degmada Yaaqshiid.
Muqdisho, August 1, 2016: Rag hubeysan ayaa xalay degmada Yaaqshiid ku dilay Gudoomiye Waaxeed ka tirsanaa maamulka degmadaasi….
Guddiga Doorashada oo goor dhow shir jaraa’id qabanaya
Muqdisho, August 1, 2016: Guddiga hirgelinta doorashooyinka Federaalka, ayaa mar dhow qabanaya shirkoodii jaraa’id ee ugu horeeyay, tan…
Qaraxyo lagu weeraray Xarunta Dambi baarista CID
Muqdisho, July 31, 2016: Warar ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta CID-da ee dambi…
Soo dhaweyntii Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad
Toronto | QOL | July 30, 2016 – Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa si weyn lagu…
Dad fara badan oo Soomali ah, oo ku xayiran garoonka Diyaaradaha Istanbul
Muqdisho, July 30, 2016: Soomaali farabadan oo ay diyaaradda Turkish Airlines ka soo daad-guraysay daafaha Caalamka, kuna sii…
Kenya oo lagu cadaadiyay Inay furto xadka Soomaaliya
Muqdisho, July 30, 2016: Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay furto xuduudka…
“Nabad raadinta Soomaaliya halis ayay ku jirta, hadii aan la sii wadin maal gelinta AMISOM
Muqdisho, July 30, 2016: Aamina Maxamed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya, ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka in la sii…
Guddiga hirgelinta doorashada oo qorshahooda gudbiyay.
Muqdisho, July 30, 2016: Guddiga doorashada ee Federaalka ayaa la malaynayaa in qorshahooda ugu dambeeya ee doorashada u…
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkaan waxaa horumarin kara dadkiisa, dadkeenuna waxaa horumarin kara tacliinta”
Muqdisho | 28 July 2016 | Villa Somalia – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta…
The unstoppable rise of Somalia Premier League
Somali Soccer’s Continental Reach Scores Big – Goobjoog | By Karim Abdul | July 29, 2016 – …
Qaar ka mid ah musharaxiinta Madaxweynanimada Soomaaliya oo kulan la qaatay Micheal Keatig
Nairobi | QOL | July 27, 2016 – Kulan saacado qaadatay ayaa ku dhex maray magaalada Nairobi…