Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Puntland oo sheegay in 50% dilalka ka dhaca Gaalkacyo aanay ahayn fal Al-Shabaab ku lug laheyn

Muqdisho, July 10, 2016: Maamulka Puntland ayaa sheegay in dilalka iyo amni darada ka jira magaalada Gaalkacyo aanay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Hubka oo aan xakameysneyn iyo ciidamada oo xerooyin laheyn Amni darada ayay qeyb ka yihiin”

Muqdisho, July 10, 2016:Yuusuf Xuseen Jimcaale  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa sheegay in amni darada…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 09 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska oo ka dalbaday dhallinyarada Muqdisho, in ay la shaqeeyaan

Muqdisho, July 9, 2016: General  Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ah,Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo deeq lacag ah ka heshay QM

Muqdisho, July 9, 2016: War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobe ee magaalada New York, ayaa sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada oo ka eed-sheeganaya Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho, July 9, 2016: Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa  dowladda ku eedeeyay inay faragalin ku hayso doorashada Sanadkaan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid ka mid odyaashii soo xulay Baarlamaanka oo dil ka baxsaday

Muqdisho, July 9, 2016:  Maxamed Xasan Qalinle oo ka mid ah Odayaashii dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

FOOLBUUG – Barta bulshada Soomaaliyeed

Warsaxaafadeed Mudanayaal iyo Marwooyin Maanta waa maalin weyn oo u soo hoyatay Ummadda Soomaaliyeed meel walba ee…

Posted in WARARKA MAANTA

DHISMAHA ISBITAALKA HOOYADA & DHALLAANKA (MCH) EE DEEGAANKA WARJIROW

Balcad, 9th July 2016 – Munaasabad ballaaran oo lagu dhagax dhigayay mashruuca dhismaha Isbitaalka xanaanada Hooyada iyo Dhallaanka,…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

A rise that is visible to only a few

By Sulaiman Momodu |  06 July 2016 | The horrors that defined the Horn of Africa country during the…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Israel’s Netanyahu seeks to make new friends in historic first visit to Africa

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, left, gestures during a joint news conference with his Kenyan counterpart, Uhuru…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Suspended sentence for stabbing his compatriot

A 20-year-old man from Somalia was handed a suspended sentence after admitting to stabbing and slightly injuring…