Category: WARARKA MAANTA

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Armed Man Takes Hostage In Texas Town Feds Forced To Accept Refugees

The Daily Caller | By Jonah Bennett | June 14, 2016 – Police have shot and killed Mohammad…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somali camel traders pay the price of war in Syria

‘Hundreds of jobs have been lost and many more will be lost if exports don’t start again….

Posted in WARARKA MAANTA

DF Somalia oo la timid shirkad dabagaleysa xawaaladaha lacagaha

Muqdisho, June 15, 2016: Warar na soo gaaray, ayaa sheegaya in Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uul saaka Lagu Dilay Degmada Dharkeenley

  Muqdisho, June 15, 2016: Koox hubeysan ayaa goor saakay ah, waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda WFP oo sheegtay inay baareyso raashinki dhacay ee lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho, June 15, 2016: Hay’adda WFP ayaa sheegtay in baareeyso raashinka ay ciidamada amaanka garoonka Muqdisho, kaas oo…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Obama oo si caro leh uga jawaabay hadallada Donald Trump ee ku saabsan dadka Muslimka ah

Toronto | QOL | 15 06 2016 | Obama oo maanta si caro leh uga jawaabay hadallada…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Raashin dhacay loona waday Gobolka Gedo oo lagu qabtay Garoonka Adan Cade

https://youtu.be/kZsOgZ1x-sw

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Ismaaciil Samatar oo xubin ka noqday xisbiga Kulmiye ee Somaliland

Muqdisho, June 14, 2016: Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo ka macallin Jaamacadda lagu magacaabo Macalester ee Gobolka Minnesota…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada AMISOM oo qarax miino lagula eegtay Afgooye

Muqdisho, June 14, 2016: Qarax miino, oo ah nooca meelaha fog laga hago, ayaa maanta lagula eegtay Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Raashin dhacay oo lagu qabtay garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho

Muqdisho, June 14, 2016: Jen. C/laahi Xasan Bariise Taliyaha oo ah Hoggaanka ilaalinta Canshuuraha ee Boliiska Soomaaliya, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaafiic goor dhow ku soo dhacday qeybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho, June 14, 2016: Madaafiic hoobiyeyaal ah, ayaa hadda ku dhacaya meelo magaalada Muqdisho ka mid ah, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo xilka ka qaadey Taliyihii NISA, magacaabeyna taliye cusub oo KMG ah

Muqdisho, 14 June 2016 (Villa Somalia) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil…