Category: WARARKA MAANTA
Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo is casilay
Muqdisho, May 24, 2016: Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Taliyaha…
MASUULIYADII BAARLAMAANKA MA DHAMAATAY, MISE WELI WAY JIRTAA?
Mar hadii Madaxweynaha uu isticmalay awoodiisa, Masuuliyadii Baarlamaanka ma jirtaa weli, mise way dhamaatay? Waxaa ka…
Beesha caalamka oo soo dhoweysay go’aankii madaxweynaha
Muqdisho, May 23, 2016: Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,IGAD,EU iyo dalalka Kenya,Ethiopia,Sweden,Italy,United Kingdom iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay xeerkii uu…
Xiisad maanta ka taagan degmada Caabudwaaq
Muqdisho, May 23, 2016: Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa la sheegaya in xiisad ay halkaas ka jirto,…
Madaxweynaha oo ka qeyb galaya shirka ka furmaya Turkiga
Muqdisho, May 23, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb gelaya shir looga hadlayo arrimaha gargaarka Caalamiga…
Jubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweynaha
Muqdisho, May 23, 2016: Maamulka Jubbaland aya asoo dhoweeyay go’aankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu shalay ku…
FAALLO: Ma Xildhibaannadaa qaldan mise Madaxwaynahaa la qasbay ?
Toronto | QOL | 22 May 2016 | Ma aha wax siyaasadda ama maaulka Xafiis Madaxweeyne ku…
Dad Gaajo Darteed Ugu Dhintay Baladweyne
Muqdisho, May 22, 2016: Warar naga soo gaarayaa maamulka magaalada Baladweyne, ayaa sheegaya in 14 qof oo shacab…
Maamulka Axmed Madoobe oo go’aan adag ka qaatay Doorashada 2016
Muqdisho, May 22, 2016: Jubaland ayaa gacanta ka taagatay cawaaqib xumada ka imaan karta hadii wax laga bedelo…
Madaxweynaha oo Xeer Madaxweyne ku ansixiyay heshiiskii hanaanka doorashooyinka
Muqdisho, May 22, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xeer Madaxweyne ku…
M/weyne Xasan Sheekh oo kala diraayo Baarlamaanka haddii aysan go’aan gaarin
Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka…
Mareykanka oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ka jira hanaanka doorashada 2016.
Muqdisho, May 21, 2016: Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay dib u dhacyada ka jira hanaanka doorashada 2016…