Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada ammaanka oo saaka Muqdisho ku qabtay gaari Qarax siday
Muqdisho, May 10, 2016: Ciidamada ammaanka ayaa maanta oo Talaado ah ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha…
Shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maalintii 6aad galay
Muqdisho, May 9, 2016: Muqdisho waxaa weli ka socda shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ay kaga arrinsanayaan…
Madaxweyne Xasan: “Soomaaliya horey ayay u dhaqaaqdey, taageerada Midowga Yurub-na waxay gacan ka geysaneysaa horumarka waddankeena’’
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad…
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska,…
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wafdi ka socda Mareykanka kala hadley arrimaha doorashooyinka 2016 iyo amniga
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtey dalka, kadib markii uu ka qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Djibouti
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo…
Guddi loo saaray doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar
Muqdisho, May 9, 2016: Ayada oo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka…
Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddi baara eedeymaha loo jeediyay NISA ee askareynta carruuta
Muqdisho, May 9, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah, kuwaasoo…
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada ee Muqdisho
Muqdisho, May 9, 2016: Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Taraafikada Booliska ee degmada C/casiis,…
Daawo: Maryan Qaasin wasiirkii hore ee adeegga Bulshada oo sheegtay in canshuurta dowladda Soomaaliya aysan shilin ka mid ah u isticmaalin taakulaynta haweenka
https://www.youtube.com/watch?v=ruw0WgQJXaA