Category: WARARKA MAANTA
Wasaaradda Qorsheynta oo sheegtay in uu meel wanaagsan marayo qorshaha Qaranka
Muqdisho,30 March 2016: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali…
Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo soo dhaweeyay odoyaal jowhar gaaray
Muqdisho,30 March 2016: Duubab dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiran iyo Shabeelaha dhexe…
Gaas oo qaadashada 4.5 ku xiray in Baarlamaanka laga wareejiyo Muqdisho
Muqdisho,30 March 2016: Shirarka iyo kulamada u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland…
Duqa Muqdisho oo ugu baaqay shacabka in aysan qarsan dambiilayaal
Muqdisho,30 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka inay la…
Madaxweynaha oo bogaadiyay hawlgallada caalamiga ee ka hortagga hubka sida sharci-darrada ah loo soo gelinayo Soomaaliya
Muqdisho, 29 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO AY HAYSATO LABA DARAN MID DOORO?
Muqdisho | QOL | March 29, 2016 – Waxaa maalmahan aad loo hadal hayaa qaabka ay Dowladu…
Somalia’s forgotten soldiers
There is a growing sense of neglect among Somali soldiers as they are left to deal with…
Madaxweynaha: “Ciidammada maamulka Galmudug cashar lama ilaabaan ah ayay u dhigeen cadowga”
Muqdisho, 28 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Kampala ka furay kulan howleedka diyaarinta qorshayaasha golaha ee kalfadhiga 8aad
Kampala | QOL | March 28, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh…
Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo la afduubay
Muqdisho,29 March 2016: Diyaarad ay leedahay Shirkadda Egypt Air oo la afduubay ka dibna lagu dajiyay garoonka diyaaradaha…
Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska
Muqdisho,29 March 2016: Rag gaaraya toddobo Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday…
Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia
Muqdisho,29 March 2016: Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaaraya 10…