Category: WARARKA MAANTA
Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday in gurmad lala gaaro dadka ay abaaraha saameeyeen
Muqdisho,19 March 2016: Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar…
Kenya oo go’aansatay in ay weerarto dalka Uganda
Muqdisho,19 March 2016: Kulankii Xubnaha Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa looga hadlay Muranka Kenya iyo Uganda u dhaxeeya ee…
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu Itoobiya u kaashanayo dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho,19 March 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland, oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay…
“Waxaa diyaar u nahay inaan ciidan u dirno Puntland hadii laga tan bato ama ay naga codsadaan”
Muqdisho,18 March 2016: Jen. Cali Baashi Maxamed Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in…
Dowladda Soomaaliya oo Hub u dirtay Puntland
Muqdisho,18 March 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida saanad milateri u dirtay Puntland, si ay ugula dagaalanto…
Can Turkey Steer Away From Catastrophe?
by Abukar Arman | on March 17th, 2016 | Sunday’s suicide car bomb in the heart of…
Finding Somali Life in Minnesota
By James Estrin Mar. 18, 2016 | Arthur Nazaryan wasn’t the first inexperienced photographer to venture into…
Munaasabad Lagu Soo Xirayay Barnaamijka Wadajired Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Muqdisho,18 March 2016: Ku simaha Ra’isul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaalada ee Xukuumada Soomaliya Wasiiro iyo Xilibaanno ka tirsan…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Adis Ababa Kula Kulmaya Madax Ka Tirsan Ethiopia
Muqdisho,18 March 2016: Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Mamulka Puntland ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa…
“Ciidamada NATO ee ku sugnaa Xeebaha kama hortagin duulaankii Al-Shabaab”
Muqdisho,17 March 2016: Maamulka Puntland ayaa ku dhaliishay Ciidamada NATO ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya inay ka qeyb…
GOLAHA WASIIRADA OO MAANTA ANSIXIYEY LIX SAFIIR OO CUSUB
Muqdisho,17 March 2016: Maanta Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir…