Category: WARARKA MAANTA
Dagaal Ka Socdo Magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho,2 March 2016: Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in saacadu marka…
Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa lagula xisaabtamayo Amniga
Muqdisho,2 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir wixii hada ka dambeeyay, lagula…
Ra’iisul Wasaaraha iyo Saraakiisha Ammaanka oo laga sugayo Baarlamaanka
Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo maalinimadii shalay kulan gaar ah ee albaabada u xiranyihiin, ku yeesheen…
“Nooma muuqato saan saan Amni ee lagu gaari karo Agosto in dalkan doorasho ka dhacdo”
Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumaddii hore,…
Go’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada
Muqdisho | QOL | March 1, 2016 – Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday…
Afar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku geeriyooday qarax miino
Muqdisho,1 March 2016: Wararka naga soo gaaraya deegaanka Carbiska oo u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in…
TACSI tiiraanyo leh: Sahra Cabdulle Jiis
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Toronto, Canada | QOL | March 1, 2016 – Dhamaan jaaliyada…
MAXAA ISKA BEDELI DOONO AMNIGA MUQDISHO?
Muqdisho | QOL | March 1, 2016 – Maxaa iska bedeli doono Amniga Muqdisho, markii lagu wareejiyo…
Somali Dentist Helping Refugees in Oslo
29 February 2016, Oslo, Norway. On a dark and snowy afternoon in central Oslo, the Muslim call…
Axmad Madoobe: “Waa in xarumaha ay ilaaliyaan AMISOM laga qaado, ciidanka Soomaalida lagu wareejiyo”
Muqdisho, 1 March 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo…
Madaxweynaha oo dib u dhigay socdaal uu ku tegi lahaa Sweden
Muqdisho, 1 March 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay…
Dadkii ku dhaawacmay Muqdisho iyo Baydhabo oo dibada loo qaadayo
Muqdisho, 1 March 2016: Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado dadaalo dibada loogu qaadayo dadka aan…