Category: WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaalia oo ku amartay Safiirka Iran inuu deg-deg isaga baxo Wadanka
Muqdisho, 05 January 2016: Warar ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in Dowladda ay ku amartay Safiirka…
Koox xalay weerartay Xaruun Turkiga ku leeyahay Muqdisho
Muqdisho, 05 January 2016: Koox hubaysan ayaa Xalay Weerar ku qaadey Xarun Turkiga ku leeyahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha…
Qaban qaabada Aaska Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ka socoto Beledweyne
Muqdisho, 04 January 2016: Warar ka soo baxaaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in Ugaaska lagu wado in lagu…
“IGAD dhex dhexaad kama ahan waxa ka socda Ceelbarde”
Muqdisho, 04 January 2016: Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “Saransoor” oo ka mid ahaa Xildhibaanadii dhowaan gaaray degmada Xudur…
Ciidanki Itoobiya ee uu sida gaarka ah u dalbaday Axmad Madoobe oo gaaray Kismaayo.
Ciidanki Itoobiya ee Axmad Madoobe u yeertay Muqdisho, 04 January 2016: Waxaa shalay oo Axad ahaid ka degay…
War Deg-deg ah: Ugaas Cabdraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Roble oo geeriyooday
Muqdisho, 03 January 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan, ayaa sheegaya in uu geeriyooday…
K/Galbeed oo maanta dooraneyso Gudoomiye Barlamaan
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Baarlamaanka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dooranaya Guddoomiye iyo labadiisa kuxigeen, iyadoo qaban…
Halyeeyga sanadkii tegay waxaan u aqoonsanay askariga Soomaaliyeed”
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo…
Cali Maxamed Geedi oo dhaqaale yabooh ah ka doontay Garoowe
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Hadal-haynta maanta ka socota magaalada Muqdisho, ayaa sheegeysa in Cali Geeedi iyo wafdi uu…
Faah faahin ka soo baxaysa dagaalo ka dhacay duleedka Beledweyn
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo dad badan ay ku dhinteen oo…
Video: Maamulka Ahlu Sunna oo sheegay inay wadahadal ogol yihiin
https://youtu.be/mx7JU0R2pEw