Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweye Xasan: Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah…

Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah ee maanta lagu saxiixay Gaalkacyo. Waxaa heshiiskan uu ka tarjumayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda oo lagu dilay degmada Dharkeenley.

Muqdisho, December 2, 2015 – Koox hubaysan ayaa Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho,ku dilay Askari ka tirsanaa ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Xildhiban Saadaq Cabdikariim Maxamed

Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo dhoweysay heshiiski Gaalkacyo

Muqdisho, December 2, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka, ayaa soo dhoweysay heshiiska maanta lagu gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo

Gaalkacyo, December 2, 25 – Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Saadaq C/kariin Maxa’ed oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Muqdisho, December 2, 2015 – Allah ha u naxariistee, waxaa mar dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Xildhibaan Saadaq…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya oo ka furmay Nairobi.

Muqdisho, December 2, 2015 – Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa magaalda Nairobi ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo xirtay C/asiis Xasan Cilmi” Aftaag “

Muqdisho, December 2, 2015 – Ciidanka Militariga Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Baardheere, Korneyl…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Gaalkacyo

Muqdisho, December 2, 2015 – Madaxweynaha D. F. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in la siyaasadeeyo…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Nin Maraykan ah oo waraysi ku bixinaya afsoomaali

https://youtu.be/Mip2dql0rDE

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga…

Muqdisho, December 1, 2015 –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane  Xassan Sheekh maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ku soo biiray wada hadallada Gaalkacyo

Muqdisho, December 1, 2015 – Wan-waan iyo wada hadalo aan loo kala harin ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo…