Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”
New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka…
Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bankiga horumarinta Africa
Muqdisho, 29 September 2015: Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo…
Safiirka Imaaraadka oo Muqdisho ku feeray mas’uul sare iyo Madax Soomalyeed oo Xaal ka qaatay!
Muqdisho, 29 September 2015: –Dhacdo fool xumo badan, islamarkaana sharaf dhac ku ah madaxbanaanida Soomaaliya, ayaa 27-kii bishan…
Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne
Muqdisho, 29 September 2015: Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada…
Wasaaradda amniga gudaha oo diyaarisay qorshayaal lagu adkeynayo amniga
Muqdisho, 29 September 2015: Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga…
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA
‘’Muhimadda in Nabadda la Maalgashado: Qorsheyaasha Muhiimka u ah 2016-ka iyo waqtiga ka sii dambeeya” Shirka Heerka…
Shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo lagu soo geba gebeeyay New York
UN Secretary General, Ban Ki-moon (L) and Somalia’s President Hassan Sheikh Mahamud give a joint press…
Shir weynaha golaha Qaramada Midoobay oo maanta furmaya
Muqdisho, 28 September 2015: Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ka furmaya shirweynaha…
R/wasaaraha Britain oo xaqiijiyay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South Sudan
Muqdisho, 28 September 2015: R/wasaaraha Britain David Cameron ayaa xalay ku dhawaaqay inuu boqolaal askari uu u dirayo…
Madaxweyne Xasan Sh. iyo Ban ki Moon oo shir guddoominaya kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya
Muqdisho, 28 September 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa…
Ciidamada Israa’il oo gudaha u galay masjidka Aqsa
Muqdisho, 28 September 2015: Saakay, waaberigi hore, ayeey ciidamada Israa’iil markale gudaha u galeen Masjidka Barakeysan ee Al…
Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Nairobi Tababar ugu soo xiray Gudiga Maaliyada
Muqdisho, 28 September 2015: Gudoomiya ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa maanta…