Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta, oo cambaareeyay qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho, September 21, 2015 — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul…

Posted in WARARKA MAANTA

Daahfurka Madasha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Doorashada Sanadka 2016

WAR-MURTIYEED Muqdisho | QOL | September 21, 2015 – Kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sida ugu mudan ugu sahlan uguna kharashyaree lagu qaban karo doorashada madax bannaan oo dhacda sannadka 2016

ARAGTIDA XISBIGA DIMUQRAADIGA WADDANIGA (XDW-NDP) EE DOORASHADA 2016 NATIONAL DEMOCRATIC (NDP-XDW) VISION ON 2016 ELECTIONS HORDHAC Somalia…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada

Muqdisho, September 21, 2015 — Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayay maalinta Nabadda Adduunka

Muqdisho, September 21, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Arrinta wadahadalka Somaliland meel wanaagsan ayeey mareysa”

Muqdisho, September 21, 2015—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xujeyda oo gudanaysa waajibaadka xajka ee sanadkan

Muqdisho, September 21, 2015— Xujeeyda muslimiinta ah ayaa weli ku gudajira Acmaasha Xajka, kuwaasoo ay qeyb ka yihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar ka tirsan Booliiska oo Muqdisho lagu dilay

Muqdisho, September 20, 2015— Gabar ka tirsanayd ciidamada Booliska isla markaana ka ganacsanesay suuqa Qudaarta ee Ansaloti, magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Sawirrada: Ciyaar dhaqameedka Kobdhoodka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho, September 20, 2015— Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka shaqada oo tilmaamay in dhallinyarada ay abuurayaan fursado shaqo

Muqdisho, September 20, 2015— Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

NUSOJ oo ku baaqday in la baaro shilka AMISOM ay ku dhaawacday wariye Gacan

Muqdisho, 20 Sept. 2015:- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo qaabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya oo heshiisyo ganacsi la saxiixday shirkado Turki ah “SAWIRRO”

Muqdisho, September 20, 2015—Gudoomiyha ruugta Ganacsiga ee Soomaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre iyo wafdi la socday oo maal…