Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016
Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar…
Dadaal badan ayaan u soo galney inaan soo gaarno halka aynu maanta joogno…
Kismaayo, 13 September 2015 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley munaasabada caleema…
Jaaliyadda Toronto oo Talooyin Adag ka soo jeedisay Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda
Mogadishu, 13 September 2015 – Jaaliyadda Toronto ayaa waxaa kulan wadatashi ah oo ku saabsan Hindise Sharciyeedka…
Fagaaraha 18 Jihadee ayay ku socotaa Siyaasada Soomaaliya 2016?
Fagaaraha 18 oo aad u xiiso badan loogana dooday Su’aalooyin Muhiim ah ” Jihadee ayay ku socotaa…
Madaxweynaha: ‘’Waa inaan ku dhiirannaa u hiilinta sharciga iyo cadaaladda
Muqdisho, 12 September 2015: Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka…
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 12 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…
Wasiirka Maaliyadda ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista miisaaniyada 2015
Muqdisho, 12 September 2015: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u…
Dadki Makkha ku dhintay oo tiradooda korortay.
Muqdisho, 12 September 2015: Cadadka dadkii Muslimiinta ahaa eek u geeriyooday Wiishkii ku dhacay Masjidka Xaramka ee…
Madaxweynaha oo Boqorka Sacuudiga uga tacsiiyeeyay shilkii ka dhacay magaalada Makkah
Muqdisho, 12 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u…
65 qof ayaa ku dhintay masjidka Xaramka
MEKKA | September 11, 2015 – Ugu yaraan lixdan iyo shan qof ayaa ku dhintay masaajidka xaramka…
Madaxda Ahlu-sunna oo ka baxday Dhuusamareeb
Muqdisho, 10 September 2015 – Wararka ka imaanaya Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay iskaga baxeen magaalada…
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo Gaalkacyo qado sharaf ugu sameeyey odayaasha dhaqanka qaarkood
Gaalkacyo | QOL | September 2015 | Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad…