Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan ciidanka Uganda oo xilkoodi ku waayay dagaalki Janaale

Moqdisho,8 September 2015- Wasaarada Gaashandhiga Uganda ayaa shaqada ka joojisay sarakiil ciidankeeda ka tirsana, kuwaas oo lagu eedeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Uganda ayaa 15 taliyaasha ciidankooda ka mid ah ka joojisay shaqada

Moqdisho,7 September 2015- Dowlada Uganda ayaa shaqada ka joojisay 15 sarkaal oo ciidankeeda ka mid ah. Sarakiishaan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo dibadda ka wada wacyigilin lagu xoojinaya dowladnimada7

Moqdisho | 7 September 2015 – Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo iskood isku xilqaamay ayaa shacabka Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo ka hortagga gudniinka Firooniga oo ka furmay Muqdisho

Moqdisho,7 September 2015- Shirkan oo ay maanta soo qaban qaabisay wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta ayna ka qeybgaleen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Uganda oo Mushaar la’aan ah

Moqdisho,7 September 2015-Sida wargeeyska Daily Monitor uu qoray, ciidanada Uganda ayaa ka cabanaya mushaar la’aan, taas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo 300 askari u furay Tababar

Moqdisho,6 September 2015: Madaxweynaha DF, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta tababar u furay 300 oo dhalinyaro ah, kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridi skarta Imaaradka Carabta

Moqdisho,6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka soo laabtey socdaalkii uu ku tagey Talyaaniga

Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

C/kariin Guuleed oo u hanjabay Ahlu-sunna

Muqdisho, 06 September 2015 – Madaxweynaha Maamulka Galmug C/Karin Xusen Guuleed, ayaa sheegay in xoog looga saari-doono Ahlu-…

Posted in WARARKA MAANTA

VIDEO: Salaad Cali Jeelle Oo ka Hadlaya Musuqmaasuqa Ka Jira Soomaaliya

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo heshiis xog sahmineed la gashay shirkada Spectrum ASA

MUQDISHO, Sebtember 5th 2015 – Xogta ah in Soomaaliya bilowday sahminta awoodeeda Shidaal waa tusaale cad oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Bandhigi Milano iyo Somalia oo ka Muuqatay

Muqdisho, 05 September 2015 –Bandhiga Carwada Caalamiga ee lagu dhigay magaalada Milano 2015, ayaa waxaa ka soo…