Category: WARARKA MAANTA
Baarlamaanka oo galay akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka shaqaalaha ajnabiga ah
Muqdisho | QOL | Agoosto 24, 2015 – Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga ah waxaa baarlamaanka…
Xamar oo wado laami ah laga dhisayo
Muqdisho | Agoosto 23, 2105 – Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jenral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab” ayaa…
R/wasaaraha DFS oo magacaabay Xil culus
Muqdisho, 23 August 2015- Ra/wasaraha Dowlada Federalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, ayaa Decreto ku magacaabay ninka la yiraahdo…
Martida VOA: Cabdulqaadir Ducaale Wacays
Agoosto | 22, 2015 – Cabdulqaadir Ducaale Wacays,Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Djibouti ee Nidaamka maamul wanaagga lagu…
Hay’adaha amniga oo ka hadlay qaraxii maanta ee isgoyska Jubba “Dhageyso”
Muqdisho | Agoosto 22, 2015 – Wasaaradda Amniga gudaha ayaa ka hadashay weerarkii maanta gaari waxyaabaha qarxa laga…
Madaxweynaha: ‘’Baaritaan ayaa lagu sameyn doonaa weerarkii argagixiso ee magaalada Kismaayo’’
Muqdisho, 22 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u…
Qarax xoogan oo ka dhacay isgoyska Hotel Juba ee Muqdisho
Muqdisho | QOL | Agoosto 22, 2015 Qarax weeyn ayaa gor 15 daqiiqo ka hor ka dhacay isgoyska…
Warsaxaafadeed: R.wasaare Cumar oo cambaareeyey Qaraxii Kismaayo
Muqdisho, August 22.2015—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo…
Xog-hayaha Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo xilkii kala wareegay Xog-hayihii hore.
Muqdisho, August 22.2015——Munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Xog-hayihii…
Qarax ka dhacay Kismaayo
Muqdisho | QOL | Agoosto 22, 2015 War deg deg ah ee naga soo gaaray magaalada Kismaayo,…
Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 23 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…
VIDEO: Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir
Muqdisho | QOL | Agoosto 21, 2015 WAREYSI GAAR AH: Faarax Sh. C/qaadir “Wax badan oo aanan…