Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya e Maxamed Barre Maxamuud oo kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan

Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo uga digay Ruushka inay isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka

Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Soomaaliya oo dilay 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab

Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay dishay ugu yaraan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilhaan Cumar oo soo saartay bayaan kusaabsan qaabilista qaxootiga Mareykanka

Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka, ayaa ku amaantay maamulka Biden,…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin isku deyay inuu u dhowaado naxashka Boqorad Elizabeth oo la xiray.

Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Waxaa la xiray nin isku deyay inuu u dhowaado naxashka meydka Boqorad Elizabeth…

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo hoggaamin doona geeddi-socodka nabadda ee Congo iyo Itoobiya

Sabti: September 17, 2022 Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan oo uu ka dhex socdo dagaal qaraar

Sabti: September 17, 2022 Ku dhawaad 30 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen tiro kalana…

Posted in WARARKA MAANTA

Haramcad kol hore Hindiya ugu danbeysay oo lagu wadaa inuu ku dhex mushaaxo dalkani

Sabti: September 17, 2022 Haramcad kol hore Hindiya ugu danbeysay, ayaa lagu wadaa inuu ku dhex mushaaxo…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Barre duqii caasimadda Puntland ee Garoowe oo sheegay in uu Maxkamad la tiigsanayo Siciid Deni.

Sabti: September 17, 2022 Axmed Siciid Muuse oo habeenkii xalay Madaxweynaha Puntland uu ka qaadey xilkii guddoomiyaha caasimadda Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan oo ka jawaabey siyaasaddiisa Somaliland ciidanka Ereteeriya ku maqan, iyo arrimo kale

Sabti: September 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaaliga ah mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu casumey machadka loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ay ku dhinteen nabadoono caan ah oo ka dhacay degaan katirsan gobolka Hiiraan

Sabti: September 17, 2022 Qarax noociisu yahay Miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsatay gaari ay la…