Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh “Mideynta Maaliyadda iyo Amniga ee dalka ayaa aas aas u ah xalka caqabadaha jira”

Isniin: AUGUST 29, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Siciid…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo ka shiray dib u habeynta Maaliyadda

Isniin: AUGUST 29, 2022 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan la yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Xamse oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ee Horrumarinta Afrka

Isniin: AUGUST 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, oo la kulmay ku xigeenka Ergeyga QM

Isniin: AUGUST 29, 2022 Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Axmed Shiikh Cali Doodashe…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba duuliye oo shaqada laga joojiyey, ka dib markay ku dhex dagaalameed diyaaraddii ay wadeen

Isniin: AUGUST 29, 2022 Jariirad ka soo baxda dalka New Zealand, oo daba gal ku haysay shidaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay odayaasha dhaqanka Puntland

Isniin: AUGUST 29, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo beryahanba ku sugnaa magaalada Garoowe, ee xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaar yahanka Paul Pogba oo sheegay inay bartilmaameedsadeen kooxo dambiilayaal ah oo abaabulan

Isniin: AUGUST 29, 2022 Ciyaar yahanka Paul Pogba, ayaa sheegay in uu u noqday bartilmaameed baad iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

dalalka Sweden & Czech oo Soomaaliya ugu deeqay 1.6 million xabbo oo tallaalka (J&J) COVID-19 ah

Isniin: AUGUST 29, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa la gaadhsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Midowga Afrika kala hadlay dhinacyada amniga & siyaasadda

Isniin: AUGUST 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Japan oo u ololeyn doonta in Afrika kursi joogto ah ka hesho Golaha Amaanka, Qaramada Midoobay

Isniin: AUGUST 29, 2022 Raysalwasaaraha Japan Fumio Kishida, ayaa sheegay in dowladiisa ka shaqeyn doonto in dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8

Muqdisho, 25 Agoosto 2022–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho, 28 Agoosto 2022– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxa uu kulan…