Category: WARARKA MAANTA
Israel oo ku dhawaaqday inay soo celinayso xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhaxeyay Turkiga
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Raysal wasaaraha Israel Yair Lapid ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu si buuxda u…
Mareykanka oo sheegay in duqeyn lagu dilay dagalaameyaal ka tirsan Al-shabaab
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay ku…
Madaxweyna la doortay ee Kenya William Ruto oo kulan uu la yeeshay Xildhibaanada sheegayna in uu Xilka la Wareegayo.
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Madaxweyna la doortay ee Kenya William Ruto oo kulan uu la yeeshay Xildhibaanada labada…
Afghanistan: 20 qof oo ku dhimatay qarax lala beegsaday Masaajid ku yaal Kabul
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Weerarkan xalay ka dhacay caasimada Afghanistan ayaa lala beegsaday masaajidka Siddiquiya oo ku yaal…
Ruushka iyo China oo si wadajir ah u qabanaya dhoolatus Militari
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Dhoolatuskan oo bilaabanaya todobaadka soo socda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya dalalka;…
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Nin loo heysto dilka Hibo Qaasim
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo howlgal ka sameeyey deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo…
Dowlada Itoobiya oo codsatay heshiis Deg deg ah oo lala galo Maleeshiyaadka Tigrayga
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo gaaro heshiis…
Magaalada Toronto ee dalka Canada Musharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya kuraasta golaha deegaanka
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaa bisha October ee sanadkan ka qabsoomi doonta, doorashada…
Wafdi ka socda Kongareeska Mareykanka oo gaaray Kenya si ay ula kulmaan madaxweynaha cusub ee la doortay iyo mucaaradka
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Wafdi ka socda Kongareeska Mareykanka ayaa gaaray Kenya si ay ula kulmaan madaxweynaha cusub…
Madaxweynaha Cusub ee William Ruto oo sheegay in Qaxootiga lagu celin Doono Somaliya UNHCR horay fariin ugu diray
Arbaco: AUGUST 17, 2022 William Samoei Arap Ruto ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Kenya kaddib markii…
Ciidamada Dowlada oo Alshabaab ku laayay Howlgal Qorshaysan
Arbaco: AUGUST 17, 2022 Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay Tuulada Killi-jiido oo hoostagta degaanka…
Elon Musk oo ah qofka ugu taajirsan adduunka oo sheegay inuu iibsanaayo kooxda Manchester United
Arbaco: AUGUST 17, 2022 Elon Musk, oo ah qofka ugu taajirsan adduunka, ayaa Talaadadii bartiisa Twitter-ka kusoo…