Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Odawaa oo ka cudur taartay kamid noqoshada Guddigii Sheekh Aadan Madoobe u xilsaaray dhacdadii Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odawaa oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u xilsaaray baaritaanka buuqii &…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan  Cali Jeyte Cismaan iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee oo ku guda jiro hoggaaminta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi baaris u saaray buuqii ka dhashay kulankii lagu ansixiyay Xukuumadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kaso talabixiya dhacdadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa kasoo baxay kulankii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka?

Kulan muhiim ahaa oo uu Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo masuuliyiinta xisbiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub oo xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore

Muqdisho, 09, Agoosto, 2022 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia Deploys New Troops into Neighboring Somalia

August 08, 2022 | MOGADISHU — Authorities in southwestern Somalia said Ethiopia has deployed hundreds of troops into…

Posted in WARARKA MAANTA

Kismayo teenager uses artistic talent to support her former refugee family

Kismayo , August 8, 2022 | Shukri Abdihakim Garweyne, 18, the eldest among her nine siblings in…

Posted in WARARKA MAANTA

Somali President Mohamud in Uganda for talks with Museveni

Monday, August 08, 2022 | What you need to know: Somali President Hassan Sheikh Mohamud will hold…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin maxbuus ahaa oo ka baxsaday Xabsiga dhaxe ee Xamar

Talaado: AUGUST 9, 2022 Shalay gelinkii dambe, ayaa mid ka mid ah maxaabiista ku xirnaa xabsiga dhexe…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Xariga ka jaraya Safarada Soomaaliya ee uganda

Talaado: AUGUST 9, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa xariga ka jari doona safaaradda Soo.aaliya ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo soo saartay Liiska Golaha Deegaanka Cadaado

Talaado: AUGUST 9, 2022 Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug oo soo bandhigtay liiska xubnaha Golaha deegaanka degmada cadaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Ajaanib Alshabaab ah ku xukuntay Muqdisho

Talaado: AUGUST 9, 2022 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno xabsi ah ku riday labo…